Category Qormooyinka

XILKA QARAN YAA QAADI KARA?

Waxaa maalmahan socda ololaha doorashada qofka qaban doona xilka Madaxweynaha dalkan dhibaatooyinka kala duwani ay soo daashadeen muddo ka badan rubuc qarni. Waxa ilaa hadda isa soo sharaxaya musharixiin fara badan oo laga yaabo inay tiradooda soo kororto.

MAQAAMKA GAARKA AH EE MUQDISHO

Sida la ogsoon yahay, Muqdisho oo ah magaalo qaadiim ah, waa caasimada Jumhuuriyadda Soomaaliya. Taariikh ahaan magaalada lama oga faca ay jirto laakinse dadka taariikhda yaqaan waxay sheegaan inay ahaan jirtay magaalo xudun u ah ganacsiga oo badanaaba ka imaan…

Physical Address

304 North Cardinal St.
Dorchester Center, MA 02124